Hore u soco, ama sii tijaabo!

Ma doonaysaa inaad tajaabisid kahor inta aanad iibsan? Waxa aanu u samaynay bandhig degdega ah ee GetSet! sidaa daraadeed waxa aad arki kartaa sida ay u shaqayso. Kajawaab su’aalaha, ku dhufo next, aragna guudmarka jawaabahaaga. Khirada dhammayska tiran waa mid aad u fiican waxana kujira aragti, laakiin tani waxa ay kuusiin doontaa si degdeg ah nooca su’aalaha ee aad rajayn karto!

Ma Xiisaynaysaa?

GetSet! waxa ay iib diyaar ugu tahay dugsiyada, ururada, ama shakhsiyaadka.

Hadda Iibso