Waddo u Samaynta Guusha Mustaqbalka

Fikradda ah uga tagista dugsiga caalamka dadka waaweyn waxa ay cabsigalisaa ku tahay dhalinyarta. Samaynta go’aanada ku saabsan fursadaha dugsiga sare kahor, waddada aqoonta iyo maaraynta noloshu waxa ay noqon kartaa mid aad u adag.

TVP

GetSet! qalab ku salaysan websayta waa  qorshe waxana sameeyay Arc Minnesota si ay uga jawaabto caqabadan. Waxa ay ku salaysan tahay xeerar shakhsiyadeed, qalabku waxa ay waydiinayaa dhalinyarta su’aalo isku xiga looguna talogalay inay ka caawiyaan inay tixgaliyaan sida nolosha qofka weyni u eeg tahay, waxa ay tahay waxyaalaha khaaska ah ee ay ku xoogan yihiin, iyo xirfadaha iyo taageerada laga yaabo in loo baahdo siloo hirgaliyo ahdaaftan. Qalabku waxa uu ku darayaa jawaabaha la doortay mid midab fiican oo la arki karo leh taasi oo dhiirgalinaysa wiilka iyo kooxdooda waxa ayna u taagnaanaysaa waxa ay ku daydaan si uu uga kaalmeeyo go’aan qaadashada.

Geedi socodkan la daabaci karo, lana wadaagi karo waxa uu ka caawiyaa ardayda inay ku riyoodaan si weyn ayna ka adkaadaan cabaqadaha. Inta lagu gudajiro tan, shakhsiyaadku waxa ay bartaan inuu qofku naftiisa maamulo aanu bilaabo inuu ka hadlo waxa iyaga u muhiim ah. Waxyaalaha laga helayo guruubka waxa kamid ah fududeeye hage ah si uu u caawiyo kuwan taageera in shakhsiyadu ay sii wataan wada hadaladan muhiimka ah ayna sameeyaan waxa shaaca laga qaaday.

GetSet! waxa ay iib ugu diyaar tahay dugsiyada, ururada, iyo shakhsiyaadka.

Ma Xiisaynaysaa?

GetSet! Waxa ay iib diyaar ugu tahay dugsiyada, ururada, ama shakhsiyaadka.

Bilaw