Adiga ama qof kale oo aad taageertaa miyaad diyaar u tihiin inaad ka fikirtaan nolosha dadka qaangaadhka ah?
Kusoo dhawaw GetSet! Su’aalo xiiso leh si ay uga caawiyan dadka yaryar inay shaaca ka qadaan waxyaalaha suurtagalka ah mustaqbalka.
Wax badan ka ogowSida ay u Shaqayso
GetSet! waxa ay ku bilaabantaa iyada oo ku waydiinaysa waxa hadda muhiimka ah. Kadib marka aad ka jawaabto waxoogaa su’aalo qosol ah oo fudud, isticmaalayaashu waxa ay:

Heli doonaan calaamad wada midab ah marka guusha

U lahaan doonaan aragti mustaqbalkooda

Awoodi doonaan inay la wadaagaan waxyaalaha ay ku xoogan yihiin iyo waxyaalaha ay xiiseeyaan qoyska iyo saaxiibada
Ma Xiisaynaysaa?
GetSet! Waxa ay iib diyaar ugu tahay dugsiyada, ururada, ama shakhsiyaadka.
GetSet! Hadda waa la heli karaa asiga oo lacag la’aan ah. Waxaa ku mahadcelinaynaa deqsi-bixiyeha deeqsinimada leh UnitedHealthcare!
Bilaw